Maxay tahay digniinta culus ee Madaxweyne Putin siiyey dalalka reer Galbeedka?

Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladimir Putin, ayaa waxa uu ka digay inuu si degdeg ah oo adag u wajihi doono dalkasta ee ku soo xadgudba waxa uu ugu yeeray “khadadka casaanka” ah. Ma uusan sheegin waxa uu ula jeedo khadadka casaanka ah. Khudbaddiisa sanadlaha aheyd ee uu qarankiisa u jeediyo ayaa waxa ay ku soo beegantay … Continue reading Maxay tahay digniinta culus ee Madaxweyne Putin siiyey dalalka reer Galbeedka?